Filimkan wuxu ahay sida adiga oo gaarisaaran oo kle.
-
-
-
Bruce Almighty 2003
Ma isku raaci karnaa in jim carrey uu yahay actor-ka filimantisa ugu shactarada badanyihin.
-
-
-
-
The Medium 2021
Mink Mink Mink Mink......
Filimkan dhan wax kle maku saabsano kaliya mink wax ma cuntay mink ma fiicanatahay mink maka dhacday. -
-
-
Black Hawk Down 2001
Somaliya imaane tariikhdan camal aya kugu dhaceyso hayeey.
Hh America cashar aya loo dhigay edeb wax baro ayay weysanayeen.. -
Skyscraper 2018
Dadka qaar dhibatada haysato ma garanayo filimkan marki an dawanayay waana ladhacay.
-